07 August, 2009

Islaamka iyo Dimoqraadiyadda . Barnaamij xiiso leh

 Islaamka iyo Dimoqraadiyadda . Barnaamij xiiso leh
news image

Dhegayso: Inta aan su'aalahaas laga jawaabin, waxaa muhiim ah in la qeexo dimoqraadiyad. Prof. Samuel Hantington, oo kahor intii aanuu geeriyoon toddobo bilood kahor ahaa khabiir lagu qaddariyo culuumta siyaasadda, macallinna ka ahaa Jaamacadda Harvad ayaa sidan ku qeexay sidan:

Wuxuu yiri: "Waxay ila tahay in badankeen aan dowlad ku sifeyn karno mid dimoqraadi ah, haddii inta badan shakhsiyaadka ugu awoodda badan lagu soo xushay doorasho xor ah, taas oo si hufan oo xor ah ay musharrixiintu ugu tartami karaan jagooyin bannaan, iyadoo waliba inta badan shacabkuna ay ka qeyb qaateen doorashadaas, kaddibna codadkii inta si cadaalad ah loo tiriyo, qofkii guuleysta uu awoodayo inuu jagadii si caqabad la'aan ah ula wareego."

Listen to This Report Ammuuraha Islaamka
Dhegayso (MP3)

No comments: