17 January, 2010

Haweenka Magaalada Washington oo Amina-Weris u sameeyay soo dhawayn gaar ah

Haweenka Magaalada Washington oo Amina-Weris  u sameeyay soo dhawayn gaar ah

  Washington DC- Waxaa habeenkii jimcaha ka dhacday magaalada Washington ee caasimada dalka Maraykanka xaflad aad u balaadhan oo loo sameeyay marwada guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, marwo Amina waris.  Xafaladan oo ay soo qababqaabiyeen haweenka deggan magaalada Washington waxay mid si heer sare ah loo soo abaabulay.

 

DSC_0649 by you.

 

 

DSC_0658 by you.

DSC_0664 by you.

 DSC_0715  DSC_0719

 

DSC_0724 by you.

Waxaa munaasabada xaflad hadal ka soo jeedisay Amina-Waris oo ka hadashay xaaladaha maanta Somaliland ka taagan iyo baahida dhinacyada badan ee ka jirta Somaliland. Waxay Amina waris ka hadashay oo kale qaybo ka mid ah qorshaha xisbiga KULMIYE ee ku wajahan wax ka qabashada dhibaatooyinka dalka ka taagan ee leh dhinacayada waxbarashada, caafimaadka, biyaha iyo  doorka dumarka iyo dhallinyaradu ka qaataan horumarinta dalka iyo ka qaydgalka siyaasadda.

Qaar ka mid ah dumarkii ka soo qaybgalaya xafaladda soo dhawynta ayaa iyaguna halkaasi hadallo qiimo leh oo isugu jira baraarujin iyo taageero ka soo jeediyay, waxayna xafaladaasu ku soo dhammatay si ay farxadi ka muuqato.

 

Somaliland.org

No comments: