18 January, 2010

Martida Makrafoonka iyo Axmed Siilaanyo

Martida Makrafoonka iyo Axmed Siilaanyo

Barnaamijka todobaadkan waxaa marti u ah Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Axmed Maxamed Siilaanyo oo booqonaya Maraykanka.

Waxa qoray Houssein Aden | Washington, DCSabti, 16 January 2010

Guddoomiye Siilaanyo ayaa Barnaamijka Martida Makrafoonka ujeedada socdaalka uu ku joogo dalka Maraykanka.

Arrimaha kale ee uu ka hadlay guddoomiyaha Kulmiye ayaa waxaa ka mid ah khilaafka ka dhe jira golaha guurtida Somaliland oo uu ku eedeeyay in ay xukuumaddu ka dambayso.

Dhegayso Martida Makrafoonka iyo Axmed Siilaanyo

WM | MP3


Sidoo kale Mr Siilaanyo ayaa ka warrmay rajada uu ka qabo dooraashada la filayo in ka qabsoonto Somaliland.

Guddoomiyaha Kulmiye ayaa shaaca ka qaaday xisbigiisu soo dhawaynayo xidhiidh wanaagsan oo dhex mara Somaliland iyo wadamada deriska la ah.


No comments: