02 April, 2012

Madaxweyne Siilaanyo oo Baaq u diray Duqayda Waxgaradka Garaadada Aqoonyahanka Dhalinyarada iyo Haweenka Gobolada Sool iyo Buuhoodle


Madaxweyne Siilaanyo oo Baaq u diray Duqayda Waxgaradka Garaadada Aqoonyahanka Dhalinyarada iyo Haweenka Gobolada Sool iyo Buuhoodle.. 

Written by: Xujaale
Published: 02/04/2012 @07:18     
Madaxweyne Siilaanyo oo Baaq u diray Duqayda Waxgaradka Garaadada Aqoonyahanka Dhalinyarada iyo Haweenka Gobolada Sool iyo Buuhoodle..

Hargeysa/ToggaHerer 01 April 2012

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Baaq u diray Duqayda Waxgaradka Garaadada Aqoonyahanka Dhalinyarada iyo Haweenka Gobolada Sool iyo buuhoodle..
Sidoo Kale Madaxweynaha ayaa uga digay Dadweynaha in ay Ka digtoonaadaan kuwa Balaayada Hurinaya.
Madaxweyne Siilaanyo ayaa mar kale Baaq Nabadeed u diray Dadweynaha Gobolada Barri waxaanu u soo jeediyey in Waxgaradku Garawsan doono in Nabadu ka Khayr Badan Tahay Colaada iyo Dhiiga Daata.

Hadalka Madaxweynaha isaga oo dhamaystiran hoos Ka dhagayso:-


http://samotalis.blogspot.com/

No comments: