SANNAD WACAN OO WANAAGSAN Ahmed Arwo
Muxaram waa kow, sanadkii 1430 taariikhda Hijrada ah oo waafaqsan 29ka Dec 2008. Kii gaalada oo ah bidco aynu sunnaysanay waa Khamiista. Distoorka Soomaliland waxa ku taal in taariikhda qaranku ku shaqaynayaa tahay tan Hijrada. Yaa weli is weydiiyey waxa loogu dhaqmi waayey. Waxaynu kala mid nahay ummadda Islaamka oo dhammaan arrintan ka seexatay. Waana waxyaabaha sida yare leynoogu jiidaayo dhaqan shisheeye ku ah diinteena iyo dhaqankeena. Waxaynu noqonaynaa Ummad jidh ahaan jirta bal se aan lahayn ruux iyo dareen. Iska jir ku dayashada gaalada iyo dabaaldegga lagu qorxiyey macsaida iyo balwada.SANNAD WACAN OO WANAAGSAN Ahmed
http://samotalis.blogspot.com/
No comments:
Post a Comment