24 September, 2011

Madaxweyne Siilaanyo oo u shaah Doontay Hoteel Kaah ,Star Group of Companies na ka Soo Dukaansaday Soona Kormeeray Edna Hospital

Madaxweyne Siilaanyo oo u shaah Doontay Hoteel Kaah ,Star Group of Companies na ka Soo Dukaansaday Soona Kormeeray Edna Hospital

Kormeerka madaxweynaha ee Caawa ugu horayn waxa uu booqday Kaah Hotel oo uu kula tukaday Salaadii Makhrib ka horna waxa uu soo Maray goobaha Caruurtu ku ciyaarto ka dib waxa uu soo dhexmaray Suuuqa Weyn ee Caasimada isaga oo uga sii Gudbaaya Star Hotel and Supermarket ka dib waxa uu halkaa ka soo sameeyey Shoping kala duwan ka dib waxa uu soo Maray Edna Supper Market .

http://samotalis.blogspot.com/

No comments: