22 September, 2011

Deeq Somaliland gaysay Muqdisho


Deeq Somaliland gaysay Muqdisho

Dadka ka soo barakacay abaaraha
Dadka ka soo barakacay abaaraha
Hargeysa ayaa maanta waxaa ka amba baxaya laba wafdi oo sida mucaawino gaareysa 700 oo kun oo doollar oo dadweynaha Somaliland ay ugu deeqeen Soomaalida ay abaarta iyo macluusha ay heshay.
Labada wafdi oo uu ka mid yahay abwaanka Soomaaliyeed ee Maxamed Ibraahim Hadraawi, waxaa ay u kala amba baxeen Muqdisho iyo Dhadhaab.
Wafdiga Muqdisho u baxaya oo uu ka mid yahay abwaanka weyn ee Soomaaliyeed, Maxamed Ibraahim Hadrwaai, waxaa hoggaaminaya, Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Somaliland, Xasan Cabdi Cawad, oo BBC u sheegay in aan hawshani siyaasad ku lug lahayn.


http://samotalis.blogspot.com/

No comments: