31 August, 2011

BAL DHADHAMI HADALADA WARANCADDE

Md Cali Warancade oo sheegay in aanu Qabanayn Xilka Wasaarada Arrimaha Gudaha sheegayna in ay ka hor imanayso is qabanayna Jagada uu u taagan yahay ee Musharaxnimada Madaxweyne ee 5 sanno ee soo socda..

Muuse Haddii Uu Ila Jeclaaday Inaan Wasiir Ka Noqodo Dawladda Maanta Jirta, Anna Waxaan U Balan Qaaadayaa Haddii Aan Ku Soo Baxo Doorashada soo socota Inaan Wasiir Wanaagsan Siiyo

"Xisbiga KULMIYE waa xisbigii naga qaaday Madaxtinimadii wixii ay codkii dadweynaha nagaga qaadeen baa ku jira, markaa waxaan filayaa in rag badani ku jiraan oo Xisbigu qani yahay, laakiin haddii la yidhaahdo cidi kuma jirto dee shacbigii doortay ayaan caayayaa haddii aan I dhaahdo meesha waxba ma yaalaan.....

No comments: