26 May, 2010

Dhanxiir iyo Rayaale

Dhanxiir iyo Rayaale

Waaryaadhaheen kii Ina Rayaale maantuu ugu darnaa oo uu yidhi 'Saancadaalayaashii reer Yurub, ayaaba aragagixisadii aad ogayd ee ay bisada iyo jiirka isku ahaayeen I baryaya oo Brather sii daa I haya, ana waxaan leeyahay sharci waxaan ahayn lagu sii dayn mayo nimankii dalka dhibay.'

Weger; argagixisadaaba dhacday, adeer reer galbeedku argagixisada GUWAANTANAAMO yeyba u samaysteen oo naxariis uma hayaane sheeko NSS-tan yar ee Afsoomaaliga iyo Ingiriisiga lagu soo xardhay qiil doorasho baajin u noqon maysee faragelin dibadeed baa la igu samaynayaa socon maysee 'YAA XAAG KHUURO' kale keen, ileyn nin daad qaaday…



Jamhuuriya Online

No comments: