09 March, 2012

MOhamed Adbiraxmaan ( Ina Abdi Shotaly) oo Xalay feedh ku Adkaaday!!!


MOhamed Adbiraxmaan ( Ina Abdi Shotaly) oo Xalay feedh ku Adkaaday!!!

MOhamed Adbiraxmaan ( Ina Abdi Shotaly) oo Xalay feedh ku Adkaaday!!!
Waxa xalay oo ay bishan ahayd 07/03/2012 dagaal feedh ah ku adkaaday Mohamed Abdirahman Jama Ahmed (Ina Abdi-shotaly) Magaaladda Newcastle Upon tyne xeradda loogu talla galay feedhka la yidhaaho Throckley Union jack Ne15 0NQ ee ku taala waqooyi bari ee dalka Ingiriiska,.

Feedh kaas oo dhex maray Maxamed Abdi-shotaly iyo wiil u dhashay newcastle oo la yidhaaho Thomas Edwards xalay markii saacadu ahayd 11:15 P.M, kagana adkaaday wareeggii sadexaad ee feedhka, illaa imika wuxu ciyaaray 8 goor oo uu todoba ka mid ah oo isku xiga ku guulaystay, mid-na uu keenay barbar dhac.
Maalmaha soo socda beri ama saadambe baa aanu idiin soo gudbin doonaa marka uu soo gallo video-gii dagaalku oo aanu ka dalbanay Ururka uu u ciyaaro ee la yidhaaho Club South bank AbC.

Share

http://samotalis.blogspot.com/

No comments: