Mid kamid ah dadka qaadka u dhoofiya Wadanka Ingriiska waxaana uu bananbixii maanta ku tilmaamay hees iyo wax aan macquul aheyn ,
Dadkan ayaa ka cabanayay in qadku uu dhibaato ku hayo nolasha qoysaska Somalida ee wadanka Ingriiska waxaana ay xukuumad kadalabadeen in la joojiyo
Mid ka mida dadkii soo qaban qaabiyay banan baxaan waxaa uu laanta afka Somaliga ee BBC-da usheegay in Brtian ay xaqdaro ku tahay in caruurta Ingriiska laga ilaaliyo daroogada halista ah caruurta Somalidana lagu sii daayo maan dooriyaha jaadka
Waxaa uu sheegay in Holland ay dhowaan qaaday talaabo ka dhan ah qaadka ayna rajeynayan in UK ay qaado taalabo taas lamid ah.
Maxamed C/qaadir ayaanle waa mid kamid ah dadka qaadka geeya wadanka Ingriiska waxaana uu bananbixii maanta ku tilmaamay hees iyo wax aan macquul aheyn ,
Mar laweydiiyay cadadka ay maalinkasta geeyan UK iyo qiimaha ay ku geeyan waxaa uu sheegay in 7500 oo kartoon ay geeyan isagoo sheegay in halkii kartoonba ay ku baxdo lacag dhan $90
http://samotalis.blogspot.com/
No comments:
Post a Comment