02 December, 2011

Halkan ka Daawo Sawirada Baabuurtii Shilka galay ee soo Dhaweynayey Guddoomiyaha Xisbiga kulmiye.


Halkan ka Daawo Sawirada Baabuurtii Shilka galay ee soo Dhaweynayey Guddoomiyaha Xisbiga kulmiye. Xigasho: Gabiley.net

Shilkan baabuur oo ay ku Dhaawacmeen Sagaal Ruux oo isugu jira Dhaawac

Shilkan baabuur oo ay ku Dhaawacmeen Sagaal Ruux oo isugu jira Dhaawac Culus, jabniin iyo mid fudud, kuwaasi oo lagu daawaynayo qaar ka mid aah Cusbitaalka Hargeisa halka qaar kalena lagu daawanayo Cusbitaalka Gabiley. dadka ku dhaawacmay shilkan oo ka mid ahaa Masuuliyiintii soo dhawaynayay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye. 

6 

5 

4 
3

 
2 
1 

Gabiley News Desk 
contactgabiley@yahoo.com
http://samotalis.blogspot.com/

No comments: