28 September, 2011

“Anigu Waxaan ka jecelahay ma jirto wada jirka iyo wada jooga umada Somaaliyeed....HADRAWI


“Anigu Waxaan ka jecelahay ma jirto wada jirka iyo wada jooga umada Somaaliyeed…. Waad Ogtahayoo Halkan aan iminka ka hadlyo ee Jamhuuriyda La magac baxday Somaliland Markii horena halka laga abaabulay halkan ayey ahayd” Abwaab Hadraawi
posted by: - Togaherer 

“Anigu Waxaan ka jecelahay ma jirto wada jirka iyo wada jooga umada Somaaliyeed Se waa in ay jiraan wixi lagu wada joogi lahaa iyo wixii lagu midoobi lahaa “
” Waad Ogtahayoo Halkan aan iminka ka hadlyo ee Jamhuuriyda La magac baxday Somaliland Markii horena halka laga abaabulay halkan ayey ahaydoo watii iyada oon shuuruud lagu xidhin Xamar lageeyey ee la yidhi naga qabta”
“Umada Wada jirkeeda Ma ay Jirto Wax alla waxaan ka jeclahay hadii aan helaayo”
Waraysi Lala yeeshay Abwaan Maxamed Cumara Hadraawi oo ka mid ahaa waftigii Dhawaan Muqdisho ka soo laabtay ee gargaarka u siday Dadka Ku tabaalaysan Dalkaasi.


http://samotalis.blogspot.com/

No comments: