04 May, 2010

CARDS KII CODBIXIYAYAASHA OO MAANTA KA SOO DEGAY HARGAYSA INTENATIONAL AIRPORT.

CARDS KII CODBIXIYAYAASHA OO MAANTA KA SOO DEGAY HARGAYSA INTENATIONAL AIRPORT.

Kaadhadhkii cusbaa ee Diiwaangalinta ee maalmahanba la filayay ayaa maanta kowdii duhurnimo si rasmiya u soo gaadhay magaaladda Hargeysa, kuwaas oo laga soo dejiyey madaarka wayne ee magaalda Hargaysa ee Haregaysa International Airport.
Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Ciise Xamari ayaa shaaca ka qaaday inay gabi ahaanba soo gaadheen kaadhadhkii cusbaa ee la soo sameeyay ee lagu bedelayay kaadhadhkii hore ee Diiwaangalinta, waxaana maanta laga soo qaaday madaarka Hargeysa halkaas oo ay keentay Diyaarad khaas ah oo lagu soo qaaday
Arrintan ayaa waxay keenaysaa in laga baxao walaac laga qabay inuu dibudhac yimaado balse haatan waxa ay wax walbaaba u dhici doonaan sidii loogu talagalay, maadaama alaga soo gaadhsiiyay ka hor wakhtigii u qorshaysnayd in la qaybiyo.
Warqabadka togaherer
Hargaysa

No comments: