17 January, 2010

Shabaab oo beenisay eedeynta Kenya

Shabaab oo beenisay eedeynta Kenya

Shabaab ayaa beenisay eedeyn ay u soo jeedisay Kenya oo ku saabsaneyd
inay ku lug lahayd rabshadihii Jimcihii ka dhacay Nairobi.
Afhayeenka Shabaab

Shiikh Cali Maxamuud Raage
Afhayeenka Shabaab Shiikh Cali Maxamuud Raage

No comments: