11 January, 2010

Dhanxiir iyo Gabadha Geesiyada ah ee isku duubtay....

Dhanxiir iyo Gabadha Geesiyada ah ee isku duubtay....

Maansha Allaah, horta waxaan ku gam'ayaa sida dhiiranaanta leh ee muwaadiniintaydu u soo jeedaan, bal eega gabadhan geesiyada ah ee isku duubtay cadawga hadh iyo habeenba shirqoolada inoo maleegaya, ma adhi-jirkii yaraa ee Qoyta, ayaan ogaa, eesha calaa awlaad dhiig mujaahidiin lagu anqariyey dheh.

Weger; Adeer horta dadku waa iska oraydh oo dalkooda iyo nabadooda way ka adagyihiine ma laga yaabaa in sheekadu tahay 'gudin yahay hadaan badhkay kugu jirtin ima goyseen' oo dheeshii Laascaanood iyo xeeladi inoo qarsoon yihiin. Allaa xaal og



Jamhuuriya Online

No comments: