23 July, 2008

Somaliland: xildhibaanka wareega!

Waa arrin aad uu fiican in laga tala bixiyo xildhibaanka wareegga. Hadaba aan qodobeeyo xobnaha ay ila tahay inaan wax yar ka taabto. Xildhibaanka maanta oo ah nin lago seexdow ha seexan. Waa Rag uu badan dhalinyaro, mutacalimiin ah, ku soo baxay doorasho xor ah, markii ugu horeysay muddo ka badan 36 Sanadood Somaliland. Waa arin loo baahna in laga hadlo.

XILDHIBAANKA WAREEGAYSTA.

Waa arin aad uu fiican inlaga tala bixiyo Hadaba aan qodobeeyo xobnaha ilatahay inaan wax yar ka taabto Xildhibaanka maanta nin lago seexdow ha seexan waa Rag uu badan dhalinyaro, mutacalimiin ah, ku soo baxay doorasho xor ah, marki ugu horeysay mudo ka badan 36 sanadood, waa arin loo baahna.

Waa Rag ku soo korey nolol kala dodowan, qaarba shaqaale hore aha, qaarna may shaqaynba, intooda badani aan soo qaban masuulliyad iyo hawl barlamanba.

Hadaba waxa looga fadhiyey inay noqdaan tilmaan cusub oo wax weyn ka badasha
guud ahaan geedi socodka Somaliland, Waxa ka reebana inay iska maqnaadan mudo dheer oo aan ahayn fasaxoodda ama mid doroofi keentay, Inay uu dhaqmaan masuul qaran kana fogaadan marwalba inay noqdan xildhibaan ku shaqeeya xisbi ama gobolaysi, Abuuridda ama samaynta xeerar cusub iyo Wax ka qabadka xeerarka uu baahan sida tilmaan ahaan xeerka qodobka doorashooyinka iyo ka guurtidda, iwm.

Dadka reer Somaliland way qiimeeyaan qaar kamid ah Barlamanka iyo dowladda hoose iyo Wasiiradba waxay ku yidhaahdaan umma qalantid shaqada qaranka.

Sido kale wa in lago yidhaahdaa passapoor ajanabi haystow ee wareegaystow umma
qalantid xilka lagoo igmady.

Nabaday.

Waa Muj; Maxamed Kosaar Faarax Jire
Posted by: Ismail Ali
guletliban2@hotmail.com



No comments: