15 June, 2020

WIN 20200614 19 57 42 Pro



Waa aragti muwaadin oo ku saabsan shirka Somaliland iyo Somalia ee Djibouti 14/06/2020. Waxa cad in Somaliland la tegtay ajande ay iyadu samaysay oon loo yidhiin. Waxa muuqata inay la tagtay qorshe garnaqsi, iyo soo jeedin iskaashi laba dal oo madax banaan, walaalo ah oo jaarnimo weheliso. in Somaliland ula dhaqanto dhammaan Soomaalida ka reer Jabuuti, Dawlada Degaanka Itoobiya, Kan Kenya iyo Xamarba walaalnimo, iskaashi iyo is qadarin, sidaasna ay ka rabto dhammaan Somalida.



http://samotalis.blogspot.com/

No comments: