L-taliayaha
Madaxweynaha JSL Mustashar Axmed Carwo Isagoo ku hadlaaya magaciisa iyo
ka xaaskiisa Amal Cumar Carte iyo ka reer Cabdi Carwo waxa uu tacsi u
dirayaa Qoyskii, Qaraabadii, Eheladii, Asxaabtii ay ka baxday
Marxuumad Caasha Sh Yuusuf Sh. Madar oo maanta 24/02/2016 ku geeriyootay Hargeysa.
Marxuumaddu waxay ahayd muwaadiniyad qayb lexaad leh oo taageero maadi ah iyo fikirba ka qaadatay halgankii SNM. Ruux xili walba u taagnayd gudashada waajibka qaran oo aad u dal iyo dad jecel.
La-taliyaha
Madaxweynuhu waxa uu marxuumadda ALLE uga baryayaa inuu naxariistiisa
janatu fardawsa ka waraabiyo. Qoyskii, Qaraabadii, Eheladii, Asxaabtii
iyo guud ahaan gobalka Maroodi jeex ee ay ka soo jeeday, iyo gaar ahaan reer Sh Madar, inuu Alle
waafajiyo samir iyo duco.
Ahmed Hassan Arwo
0044 7535447230
Sent from my iPhone
http://samotalis.blogspot.com/
http://samotalis.blogspot.com/

No comments:
Post a Comment