Wefti ka socda Baarlamaanka Kenya Oo Booqasho ku yimid Somaliland
Kuji halkan sidaad u dhegeysato:
Xildhibaan Axmed Yaasiin Sh. Cali Ayaanle oo ka hadlay weftigan ayaa sheegay in socdaalkoodu la xidhiidho sidii loo sii adkayn lahaa xidhiidhka ka dhaxeeya Somaliland iyo Kenya, isla markaana uu qaadan doonto booqashadoodu muddo sadex maalmood ah isla markaana ay booqan doonaan qaar ka mid ah magaalooyinka dalka,kulamana la yeelan doonaan Madaxweynaha Somaliland iyo masuuliyiin kale oo ka mid ah Goleyaasha qaranka.
Somaliland.Org/Hargeysa
No comments:
Post a Comment