Ilaa hada Xukuumadda Somaliland wax war ah kamay soo saarin Dilka uu xildhibaankaasi geystay, hase yeeshee warar ku dhaw dhaw dhacdadaasi ayaa sheegaya in ay wada socdeen Xildhibaanka iyo ninka uu toogtay.
Booliiska ayaa saaka gacanta ku dhigay Xildhibaanka Dilka geystay waxaana lagu hayaa xabsisga, halka Meydkii Marxuumka dhintay uu yaalo Cisbitaalka Guud ee Hargeysa.
Xildhibaan Mustafe waxa uu u adeegsaday DiLKA Marxuumka Baastoolad uu haystay taasoo uu ku furay kadib markii sida la sheegay ay isku xanaaqeen iyaga oo aan caadi ahayn.
Baligubadlemedia.com
Hargeysa Somaliland
No comments:
Post a Comment