Hargeysa (BLM) daruuraha cirka ee magaaladda hargeysa ayaa maanta isku bedelay siigo iyadoo la waayay muuqashadii daruuraha dadka reer hargeysa oo aan u baran in cirku noqdo sidan oo kale ayaa iyagu ku macneeyay inay tahay astaamo cadaynaya aakhira sabanka, iyadoo dadka qof kastaaba iska waysastay,
guud ahaan cirka ayaa isku bedelay mid ah siigo islamarkaana siigadu waxay qarisay daruurihii cirka, hawada aad qaadanayso ayaad dareemaysaa in siigo ku jirta waana markii u horaysay ee reer hargeysi arkaan cirka oo siigo noqday
http://samotalis.blogspot.com/
No comments:
Post a Comment