29 April, 2013

Washington Dc 29/04/2013–Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo hadda socdaal ku wehelinaya wefdiga madaxweyne Siilaanyo oo Washington xarunta dalka maraykanka jooga ayaa shallay wuxuu weraysi dheer siiyey Sahra Ciidle Nuur

Washington Dc 29/04/2013–Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo hadda socdaal ku wehelinaya wefdiga madaxweyne Siilaanyo oo Washington xarunta dalka maraykanka jooga ayaa shallay wuxuu weraysi dheer siiyey Sahra Ciidle Nuur oo ka mid ah bahda idaacadda laanta afka soomaaliga ee VOA-da mar uu Biixi ku soo booqday daarta VOA-da ee magaalada washington.

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE wuxuu weraysigani kaga hadlaya kulanadii ugu danbeeyey ee ay la galleen madaxda dalka maraykanka, waxyaabahii ay kala hadleen, kulankii Somaliland iyo Soomaaliya ee Turkiga, doorashooyinkii dawladaha hoose ee ku dhamaaday faashilka, iyo arrimo kale

HALKANI GUJI OO KA DHEGAYSO WERAYSIGA GUDDOOMIYAHA KULMIYE MUUSE BIIXI CABDI

Halbeegnews, Washington Dc

contact@halbeegnews.com


No comments: