Dhammaanba magacyada hoos ku qoran oo ah jaaliyadda Somaliland ee dalka Qatar waxay iyagoo aad uga tiiranyeysan tacsi u dirayaan madaxweynaha jamhuuriyadda Jibouti mudane Ismaaciil Cumar Geelle Marwadiisa ahna Marwada 1-aad ee dalka Jibouti Marwo Khadra Maxamuud Xayd iyo shacabka Jibouti geerida ku timid ilaahay naxariistii janno fardawsa ha ka waraabiye Guddoomiyahii bangiga Jibouti Marxuum Jaamac Maxamuud Xayd.--Waxaanay Ilaahay uga beryayaan inuu naxariistii janno fardawsa ka waraabiyo, ehelkii iyo qarabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo Inalilahi Wa ina Ilayhi Rajacuun
Qaar ka mid ah Magacyada Jaaliyadda:
Cumar Xuseen DucaaleBuux CaananuugXasan Cismaan CajabCabdirahman Cismaan (Xawtaan)Cumar Maxamed DhamacMaxamuud Aadan Dhari (Dubbe)Yasiin Xasan NuurAadan Maxamed Cali GaboobeIsmaaciil Aadan DhariGuray Muxumad XaydCabdi Cige XirsiIsmaaciil Maxamed DucaaleCabdirahman Maxamed DucaaleIsmaaciil DalamiyeCumar MuuseXasan QaahiraAxmed Maxamed Maxamuud(Kotobe)Xasan Xuseen IsmaciilMaxamed Xuseen IsmaaciilKhaliil Maxamed AxmedMaxamed Cabdilahi CumarCabdiladiif Cumar AadamFaysal Axmed WarsameMaxamed Cumar AadamCabdiraxman NadaloFaysal Siciid CaynabIsmaaciil Jamaac CaliCali Cismaan AxmedAxmed Aw MaxamedSiciid Axmed CilmiCabdiraxman aw CaliKhadar Axmed CilmiCumar Suldaan Sulub NuurXasan Sheekh Ibrahim Sheekh MadarMaxamed Rashid Yuusuf GurayMuuse HaybeMaxamed DubbeCaalim Muxumed FaaraxInaalilaahi wa inaa Ilahayhi rajacuun!Regards______________Mohamed Dubbe
RESOURCE CENTRE OF DEMOCRACY, GOOD GOVERNANCE,TRANSPARENCY,ACCOUNTABILITY,AND HUMAN RIGHTS FOR EMERGING DEMOCRACIES IN THE HORN OF AFRICA AND THE MIDDLE EAST. THE BLOG IS TRI-LINGUAL: ENGLISH, SOMALI AND ARABIC. There is no democracy without effective opposition. And there is no effective opposition without free and independent media. CONTACT: samotalis@gmail.com
14 January, 2013
Tacsi : Jaamac Maxamuud Xayd
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment