sidaasina waxaa lagu sheegay wareegto uu maanta soo saaray wasiirku......
sidaasina waxaa lagu sheegay wareegto uu maanta soo saaray wasiirku. Wareegtadaasi uu soo saaray wasiirku wuxuu magacaabay waxay u dhignayd sidan:-
“U jeedo: magacaabid
Aniga oo tix gelinaya ahmiyada wargeyska Dawan u leeyahay wasaaradda war faafinta iyo wacyigelinta, iyada oo u baahan in la helo shaqaale tayo sare leh si ay u gudato waajibaadka qaranka ay masuulka uga tahay.
Laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 10/09/2012, waxaan u magacaabay Sayid Cismaan Mirre in uu noqdo guddoomiyaha wargeyska Dawan Media Group.
Sidoo kale laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 10/09/2012 waxaan u magacaabay Cumar Maxamed Faarax in uu noqdo Tifaftiraha Guud ee Wargayska Dawan, maamul ahaana ku xiga guddoomiyaha wargeyska Dawan Media Group. ALLAA MAHAD LEH.”
Gabiley News Desk
Hargeysa
No comments:
Post a Comment