07 February, 2012

Madaxweyne Siilaanyo oo Ethiopia Tagey | Wararka | Somali

Madaxweyne Siilaanyo oo Ethiopia Tagey | Wararka | Somali: "Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa sheegay in aanay waxba ka jirin wararka
sheegaya in xiriirka labada dhinac uu mad-madow ka jiro, sida warbaahinta Somaliland qaarkeed ay xiliyadan dambe qoraysay.
Warbixin and faallo arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso."
http://www.voanews.com/somali/news/Madaxweyne-Siilaanyo-oo-Ethiopia-Booqday-138774994.html

http://samotalis.blogspot.com/

No comments: