07 February, 2012

Laba Wiil Oo Ka Mid Ah Kuwii Ku Dhaawacmay Gurrigii Xalay Ku Shuf-Beelay Magaalada Gabiley Ee Xarunta Gobolka Gabiley Oo Geeryoodey

Laba Wiil Oo Ka Mid Ah Kuwii Ku Dhaawacmay Gurrigii Xalay Ku Shuf-Beelay Magaalada Gabiley Ee Xarunta Gobolka Gabiley Oo Geeryoodey

Alle ha u naxariistee waxa geeryoodey Laba ka mid ah caruurtii ku gubtay Gurri ku yaala Magaalada Gabiley,
Gabiley (GNS)- Alle ha u naxariistee waxa geeryoodey Laba ka mid ah caruurtii ku gubtay Gurri ku yaala Magaalada Gabiley,
gurigan ayaa shalay barqaddii dab qabsadey Gudaha Aqalka halkaas oo ay dhaawacyo Culusi ka soo gaadheen Sadex Caruur ah oo Xilligaa ku sugnaa Guriga, wararku waxa ay sheegayaan in laba ka mid ah saddexdaa caruurta ahi ay geeryoodeen, waxana labadda geryoodey ay ahaayeen laba wiil oo walaalo ah, halka ka dhaawaca ahina uu la walaal yahay labadda geeryoodey. http://samotalis.blogspot.com/

No comments: