Hal Qof Ayaa Ku Dhintay Halka Laba Kallena Ay Ku Dhaawacmay Hawl Gal Ay Dawladda Hoose Ka Fulisay Suuqa Waaheen Ee Magaaladda Hargeysa
Labadda qof ee dhaawacmay ayaa Magacyadoodu kalle ahaayeen.....
Labadda qof ee dhaawacmay ayaa Magacyadoodu kalle ahaayeen Cabdi Axmed Aadan oo 40 jir ah iyo Rashiid Maxamed Aadan 28 sano jir ah., inkastoo aanay noo suura galin inaanu helno magaca Qofka geeryoodey.
Labaddan qof ee Dhaawac ah ayaa lagu dabiibayaa CUsbitaalka Guud ee Magaaladda Hargeysa, walina si cad looma ogaa khasaarahan dhabta ah ee ka dhashay hawshan.
Gabiley News Desk
Contactgabiley@yahoo.com
Published: 2012-02-29
No comments:
Post a Comment