31 January, 2012

Ujeedo Magacaabis Xilal Bulsho Tv


Ujeedo Magacaabis Xilal Bulsho Tv
Togaherer

Bulsho Tv
Tel: 00252-2-4428180/ 00252-2-4427966/Somtel:-9724242/9724244

Ref: M12/BTV/2012
Taar:- 01-31-2012
Ku:- Maxamed Xaaji Cabdilaahi Jaamac  Uganda/Kampala
Ku:- Siciid Dhoore                                     Somalia/Muqdisho
Ku:- Saalim Cabdiraxmaan Maxamuud    Uganda/Kampala
Og:- Eng Cali Faarax Xarbi                                Somaliland/Hargeysa

Ujeedo Magacaabis Xilal Cusub
   Maanta oo ay taariikhdu tahay 31 Bisha January sanadka 2012-ka, wuxuu maamulka bulsho tv xilal cusub u magacaabay masuuliiyinta kor ku xusan.
1. Maxamed Xaaji Cabdilaahi Jaamac
Kadib markii aan xaqiiqsaday aqoonta, hufnaanta  iyo kartida Mr. Maxamed Xaaji Cabdilaahi Jaamac, waxaan go’aansaday in uu ahaado wakiilka Bulsho Tv, qaybtiisa Uganda, gaar ahaana Kampala.
2. Saalim Cabdiraxmaan Maxamuud
Sidoo kale markii aan ka baaran degnay aqoonta, hufnaanta  iyo kartida Mr. Saalim Cabdiraxmaan Maxamuud, waxaan go’aan saday in uu ahaado war fidiyeen ka tirsan bulsho Tv, khaasatan qaybta Uganda, siiba Kampala.
3. Siciid Dhoore
Ugu danbayn markii aan xaqiiqsaday aqoonta, xrifada iyo firfir-coonida kartida Mr Siciid Dhoore, waxaan go’aan saday in uu ahaado Wakiilka Bulsho Tv qaybtiisa Soomaliya, gaar ahaana magaalada Muqdisho bulsho Tv.


Ibraahimm Abdirahman Qaasim
Agaasimaha Guud Ee Bulsho Tv
Hargeisa/Somaliland
Tel:- 00252-2-4427966

http://samotalis.blogspot.com/

No comments: