Ururada Siyaasiga ah ee sida Rasmiga ah ugu soo biiray Saaxada
Siyaasada Somaliland Sida rasmiga ahna isu diiwaangeliyey Ururnimo
Ayaa waxa ay ka kooban yihiin 15 Urur Iyaga oo kula tartamaya
Doorashooyinka Soo socoda Sadexdii Xisbi ee hore u jiray ee Saddexda
ahaa tirada ka qaybgalaysa Doorashada Golaha Deegaankana ka dhigaysa
18 Xisbi oo ay ka soo baxayaan Sadexda Xisbi ee Tobanka sanno ee soo
socda ku loolalamay Doorashada Somaliland una Gudbaya Xisbinimada.
Ururadan ayaa hirdan Rasmi ahi ka dhex dhici doonaa taas oo la eegi doono sida uu urur waliba wax ugu sheego gobolka uu ka soo jeedo iyo waliba gobolada kale oo uu isku dayi doono In uu wax ka helo.

Hadaba halkan waxaanu idinku soo ban dhigaynaa Ururada iyo Gobolada ay ka Soo jeedaan iyo waliba horjoogayaasha kumeel gaadhka ah Si aad u ogaataan miisankana aad u saartaa inta isla hadhi karta iyo inta ka heli karta bililiqo inta isla hadhaysa.
1-Dalsan: Gobolka Hargeysa Gudoomiye Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil yare)
2-NDP: Gobolka Hargeysa Gudoomiye Marwo Foosiya Yuusuf Xaaji-aadan Qabille
3-Damal: Gobolka Hargeysa Gudoomiye Maxamed Cumar Carte Qaalib
4-Nuur: Gobolka Hargeysa. Gudoomiye ????
5-Ummadda: Gobolka Togdheer Gudoomiye Maxamed Cabdi Gaboose
6-Gurmad: Gobolka Togdheer Gudoomiye Nuur Faarax
7-Horyaal: Gobolka Togdheer Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horyaal Dr. Mustafe C/laahi Jaamac
8-Rays: Gobolka Togdheer Gudoomiye Xasan Maxamed Cali (Gafaadhi)
9-Wadani: Gobolka Saaxil Gudoomiye Cabdiraxmaan M. Cabdilaahi
10-Udhis: Gobolka Saaxil Gudoomiye Muj Ibrahim Cabdilaahi Xuseen Dhagaweyne
11-Nasiye: Gobolka Gabiley Gudoomiye Axmed Maxamuud Cumar( Se warar ayaa sheega in Hogaanku Yahay Ururkana uu aasaasay Daaha Dabadiisaa ka wado Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Xaaji Cali.)
12-Jamhuuriga: Gobolka Gabiley Gudoomiye Pro.Cumar Xuseen Faarax Xirsi
13.Badbaado: Gobolka Sanaag Gudoomiye Axmed Cali Shire ( Se Warar ayaa sheegaya in Hoganka yahay uuna aasa asay Daaha Dabadiisana ka wado Sheekh Maxamed Cali Geedi Gudoomiyaha Hayada Qarnu Ifriiqiya)
14-SSCD: Gobolka Sool Gudoomiye Kayse Cabdi Yuusuf
15-Xaqsoor:Gobolka Hawd Gudoomiye Axmed Nuur Aw Cabdi Shaacir
Warqabadka Togaherer
Hargaysa.

No comments:
Post a Comment