Gudoomiye Ku xigeenka Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin Ayaa Xalay Casho Sharaf U sameeyey Waftigii Ka socday Somaliland ee U siday Kaalamada Dadka Tabaalaysan Somaliyeed ee ku qaxay Dalka Kenya.
Faarax Macalin ayaa ku marti Qaaday Waftigan Ka socday Somaliland Huteel Ka mid ah huteelada Wufuuda Matida u noqta Dalka Kenya.
Casho Sharaftan uu gudoomiyaha Baarlamaanku sameeyey ayaa waxaa ka soo qayb galay
1. Faarax Macalin Gudoomiye ku xigeenka golaha Barlamaanaka Kenya
2. Fahad Yaasiin Mudiirka Qanaatka Al Jazeera
Waftigan iyo xubnaha ka soo qayb galay ayaa waxay kala ahaayeen
1.Gudoomiya Oo Ah Sh. Khaliil C.Laahi Axmed Wasiirka Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somliland
2.Wasiirka Ganacsiga Dalxiiska Iyo Warshadaha Dalka C.Risaaqa Khaliif
3. Axmed Safiina Oo Ah Safiirka Somaliland Ee Xajka
4.Sheekh Maxamed Aadan Oo Ah Mid Kamida Culimada Dalka Somalilan Ahana Imaamka Masaajidka Cali Mataan #
5.Gudoomiyaha Gudida Arimaha Bulshada Golaha Guurtida Somalilan C.Qaadir Indho

Halkan hoose ka daawo Sawiro qurux badan.
No comments:
Post a Comment