Dhamaan Masuuliyiinta Daawladda iyo Muwaadiniinta Somaliland, waxaan indinka digayaa ama xasuusinaya, hadii ay Dhacdo in Lacagata Somali shilinka Burco lagu beddelo Shilinka Somaliland ay dhaci karto Khasaare qaran oo aan laga so kaban karin.
Lacagata Somalishilinka waxay ka buuxdaa dhamaan Bakhaaradda Somalia oo dhan waxaan loo malaynayaa inay Daabcaadaasi gaadhaysay 100 Bilyan oo shilin Somali ah, lamana oga inta Nool ee lacagtaas Suuqa Ganacsigga ku jirta iyo inta Kaydka ah ee Somalia ama Somaliland ku aasan.
Hadii laysku dayo in lacagtaas la badalo, waxaan halis u nahay ama aan ka baqayaa, inuu Ganacsigeena khal khal ku yimaado, oo lagu iibsadoo Alaabteena US doolarka ku fadhidda, Lacagta Bakhaaradda Mogadischu ku kaydsan, ama hadaba Burco iyo Hargeisa taala oo laga soo raray Dibadda Somaliland, Sidaa darteed waxaan iddinka codsanaya inaad ka fiirsataan Bedelka Lacagtaan.
Ilko wadjirbay wax ku jaraan
Omar A/karim Hersi(Xaaxi)

No comments:
Post a Comment