Dhanxiir..UDUB ..iyo Suldaanka Subeer Awal Waaryaadhaheen qoladii waa maxay cuqubadan ku habsatay UDUB-tii, ilayn waa kuwan maalinba jeex dhami ka faliidhmayee, mise tallow xaaraantii iyo xoolihii ummadda ee ay feenteen ayaa ifka lagaga jarayaa, cajiib, tartan oo qoodha la galaan ha ii joogee burburka yaa ka samata bixiya si aanay u dhantaalmin hannaankii dumuqraadiyadu, waxaan ka baqayaa haday sidaa ku sii socoto in magacooda mooyaane muuqoodaba la waayo. Weger; Adeer; nin xoolo ummadeed cunay if iyo aakhiraba xisaabi waa u taalle waxaad ka warantaa ma Ina Aw Siciid-baa isteerinkii Subeeriyada dhinaca kale u duway, ilayn waa kuwan isku raacay inay sabbankan Siilaanyo saaraan kursiga uu gadhka cad ula baxay, mise tallow suldaankii da'da yaraa ee Xasan baa reerka go'aankaa u guddoomiyey. |
Jamhuuriya Online |
RESOURCE CENTRE OF DEMOCRACY, GOOD GOVERNANCE,TRANSPARENCY,ACCOUNTABILITY,AND HUMAN RIGHTS FOR EMERGING DEMOCRACIES IN THE HORN OF AFRICA AND THE MIDDLE EAST. THE BLOG IS TRI-LINGUAL: ENGLISH, SOMALI AND ARABIC. There is no democracy without effective opposition. And there is no effective opposition without free and independent media. CONTACT: samotalis@gmail.com
15 June, 2010
Dhanxiir..UDUB ..iyo Suldaanka Subeer Awal
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment