Dhanxiir iyo Wasiirada Waaga intuu baryayo sugi waayay ee u ..... Waaryaadhaheen, tii UDUB ahayd haragii beri horuu ka hooree, hadda jiidhkii baa gurmaya, bal eeg wasiiradan xalay u guday KULMIYE ee sugi kari waayey inta waagu ka beryayo, mise tallow toobadii siyaasadeed baa ka xidhmaysay oo nafla caari baa haysay, cajiib, meesha cidi kumay hadhine magacii UDUB-tuna wuu sii wasakhoobayaaye tallow Aw Rayaale xalay muxuu ku baryey, Cawil-na waxbaa lagaga sheeg sheegayee!!! Weger; Adeer; UDUB noole kuuma joogtee waxaad ka warantaa weriyeyaashan kolba mid la leeyahay dalka ka baxa ee waa maxay farta ku godani, ilayn waatanoo maantana waxaan maqlayaaa koox BBC-da ah ayaa waraaqo loo jaree, ilaahayoow falfaliidhka UDUB naga badbaadi oo doorasho khayr qabtaa noo dhacdaa. |
Jamhuuriya Online |
RESOURCE CENTRE OF DEMOCRACY, GOOD GOVERNANCE,TRANSPARENCY,ACCOUNTABILITY,AND HUMAN RIGHTS FOR EMERGING DEMOCRACIES IN THE HORN OF AFRICA AND THE MIDDLE EAST. THE BLOG IS TRI-LINGUAL: ENGLISH, SOMALI AND ARABIC. There is no democracy without effective opposition. And there is no effective opposition without free and independent media. CONTACT: samotalis@gmail.com
24 June, 2010
Dhanxiir iyo Wasiirada Waaga intuu baryayo sugi waayay ee u .....
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment