shirkii golhaha guurtida ee maanta
Hargeisa (Golisnews.com) saaka ayaa waxa lagu waabariistay iyagoo ay ciidamada amaanku xidheen wadooyinka soo gala xarunta golaha baarlamaanka iyo madaxttooyada waxaana habayaraatee la diiday inay warbaahintu gasho xarunta.
Hargeisa (Golisnews.com) saaka ayaa waxa lagu waabariistay iyagoo ay ciidamada amaanku xidheen wadooyinka soo gala xarunta golaha baarlamaanka iyo madaxttooyada waxaana habayaraatee la diiday inay warbaahintu gasho xarunta.
Labada- aqal ee baarlamaanka somaliland ku yaalo oo shirkii goluhu ka socday waxaa iyagana la diiday oo mudo lagu celcelinayay debeda gudoomiyaha gudida joogtada ee golaha guurtida C/lahi (dhugad) iyo xubnihii hore looga mamnuucay kalfadhiyada guurtidu yeelanayso oo ay boolisku u sheegeen in ay amarkuhaystaan inaanu golaha soo gelin C/lahi (Dhugad)
Waxa mardanbe loo ogladay in soogalo C/lai(Dhugad) loo sii daayay gudaha waxase markaale debeda soo dhigay taliyihii ciidanka watay, dhugad ayaan isagu waxbadan ka soo qaadin soo saarista ciidanku soo saareen una sheegay inay iyagu saxsan yihiin oo amaanka ay ilaalinayaan oo hadiibuu yidhi aydaan jirin nabadba laguma joogeen.
Shirkii maanta ee golaha ayaa oo ahaa mid ay albaabadu u xidhnaayeen saxaafadana laga dheereeyay ayaan wax wari ka soo bixin xildhibaano aanu la xidhiidhnayna ay ka gaabsadeen inay faahfaahiyaan , waxay ilo xogogaali sheegayaan in ilaa xalay ay socdeen shirar doceedyo laysugu soo dhawaynayo mudanayaasha golaha ee khilaafka ba'ani hadheeyay isla maantana laysku turxaan saarayay.
Sikastaba ha ahaatee waxaa la filayaa inay shirgudoonku ka soo saaran war arintaas kusaabsan
Sikastaba ha ahaatee waxaa la filayaa inay shirgudoonku ka soo saaran war arintaas kusaabsan
Shalaybay ahayd markii uu soo gadhay casimada Hargeisa Gudoomiya Guurida mudane Suleiman Maxamuud Adan isla manta waxa uu Gudoominata Golaha uu ka yahay gadhwadeenka ee khilaafku hadheyey waxa lasugaga waxa weeye waxa ka soo baxa kalfadhiga Golaha Guurtida ee maanta waxii ka soo kordhana waxa aanu idinkala socod siinanaa wararkayaga danbe
Haka fogaanGolisnews.com
suleiman abdisitaar dubad
weriyaha golisnews ee hargeysa
No comments:
Post a Comment