13 January, 2010

Laascaanood: Bam lagu tuuray meel Saldhig Boolis ah oo khasaare keenay

Laascaanood: Bam lagu tuuray meel Saldhig Boolis ah oo khasaare keenay

Inkasta oo aan si rasmi ah loo hubin khasaaraha ka dhashay Bambadan iyo cidda ka dambaysay, haddana siday wararku sheegayaan waxa dhaawac soo gaadhay saddex Askari.

Wararku waxay intaa ku dareen in ammaanka Magaalada aad loo adkeeyay, isla markaana baadhis ka socoto.

Maah amarkii u horraysay ee qarax noocan oo kale ahi uu ka dho Magaalada Laascaanood, hase ahaatee waxa dhawaanahan soo noq-noqonayay qaraxyada qorshaysan.

Wixii warar ka soo kordha kala soco Somaliland.Org

Somaliland.Org

Hargeisa News Desk

No comments: