16 January, 2010

DHANXIIR

DHANXIIR

Waaryaadhaheen xagee Illaahay inooga soo diray balaayadan higlaynaysa Laascaanood ee askarteenii dhaxamaha u joogay amnigeena lagu laynayo, bal eeg sida fudud ee loo khaarajiyey taliyihii qaybta 12aad, ma xalaybaa booliskii la weeraray, cajiib. Illaahayoow naga indhasaab rooxaantan bartilmaameedka ka dhigatay ciidammadda.

Weger; Adeer; shuqulada NSS-nimada ayaanad waxba ka aqoon oo KGB-dii ayaan ku soo tababarine, meeshan shuqulo kale ayaa ka socda oo miinooyinka meelahan la dhigayo doollar baa lagu beddeshaa, fartan hadii aan aqaana waa waa shaqooyinkii NSS-ta.



Jamhuuriya Online

No comments: