25 July, 2008

Golaha Ammaanka QM Oo Ka Shiraya Arrimaha Somalia.


Golaha Ammaanka ee QM ayaa maanta leh kalfadhi ku saabsan Arrimaha Somaalia oo ay markii ugu horreysay joogaan xubno matalaya DF-fa KMG iyo Isbheysiga Dibu-Xoreynta Somalia.

No comments: