27 January, 2014

Liiska Xidlhibaanada Diiday Dhimida Awoodaha Iyo Hoos-U-Dhigida Hab-Maamuska Labada Gudoomiye-Xigeen Ee Golaha Wakiilada

Liiska Xidlhibaanada Diiday Dhimida Awoodaha Iyo Hoos-U-Dhigida Hab-Maamuska Labada Gudoomiye-Xigeen Ee Golaha Wakiilada

Liiska xidlhibaanada diiday dhimida Awoodaha iyo Hoos-u-dhigida Hab-maamuska labada Gudoomiye-xigeen ee Golaha Wakiilada

Hargeisa-Waxaan halkan idiinku soo lifaaqnay liiska Magacyada Xildhibaanada si weyn uga soo horjeestay,islamarkaana diiday in dhimida awoodaha iyo hoosu u dhigida Hab-maamuska gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee golaha baashe Maxamed Faarax iyo Gudoomiye ku xigeenka labaad Cali X.Yusuf Axmed oo markii xeerkaa loo codeeynayey albaabada boobay,degdegna uga firdhaday Kaanboolka Golaha .

Waxay kaloo xidlhibaanadani si weyn uga soo horjeedeen wax-ka-bedelka iyo kaabista lagu sameeyay xeer-hoosaadka Golaha Wakiilada ee maanta codka aqlabiyada ah lagu ansixiyey.

1- Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeye

2- Maxamed axmed obsiiye

3- Axmed Diiriye Nacnac

4- Cali Xasan maxamed (Cali Mareexaan)

5- Saleebaan cawed cali Bukhaari

6- Cabdiqaadir Aw-cali Shabeel

7- Cabdillaahi balaaki

8- Cabdiqaadir Jaamac Xaamud




http://samotalis.blogspot.com/

No comments: