16 February, 2013

Haqaloocin Qalinka Adoo Quud Kuraadinaya!

Haqaloocin Qalinka Adoo Quud Kuraadinaya!

Qorayaasha Wararka Warbahinta Xaglisa ayaa Maalinba Qoraalkooda u Leexiyay Halkii ay Kahelaan Shilimaad iyo Maalin Leef Taas oo Lumisay Kasoonida Helista Warar Lagukalsooniyay,,

Qore Kasta waxa Lagu Qiimeeyaa Qaraaladiisa Kuwaas oo u kula Baxa Qoraalo Bulshada Dhexdeeda Laga Xiiseeyo iyo Qaraalo Dhan Kararan oo aad Markiiba famikartid Ujeedada Qoraha iyo Halka laga Maamulo ...

Intabadan Waxa Xaaladan Keenay Waayaha Adag ee Haysta Wartabiyaasha Balse Huguri Xumana Kama Madhna..

Amuurahan oo Dhami Waxa ay Lumiyeen Kasoondii Saxaafada Madaxa Banaan.
Mawduucan ayaanu Ugaga Hadli Doonaa,, Qormadeena.. ,,Haqaloocin Qalinka Adoo Quud Kuraadinaya!

Wabaahinta Lumisay Kasoonida Saxafada Reeraysi iyo Qabyaalad U Banaan Baxday Waxa aan Tusaale Usoo Qaadanaynaa Shakada Hadhwanaag..

oo Reerraysi iyo Qabyaalad ku Lumisay Mihnadii Saxaafada, Waxana inta Badan Keena Aqoon Darada Saxaafada aan Khibrada iyo Aqoonta Kusalaysan.. Mana aha Wax Lala Yaabo.. Dhacdooyina iyo Warar Reerayan ee ay Shabakad Hadhwanaag Baahiso.... Yaa Qora Qoraalda Shabakada Hadhwanaag Maxayse Ula Jeedaan... Faahafaahinta Laso Baahintayada Danbe..

Qormadan Gaaban ee Maanta Intaas Haynoo Joogo Balanateeno Waa Maalinta Axada iyo Qormu Tan Lamida....

Ugu Danbaynta ... Haqaloocin Qalinka Adoo Quud Kuraadinaya!



Soo Saarita Shabakada Wararka iyo Isku Xidhka Bulshada ee Somalilandlive Media


No comments: