06 December, 2012

Halkan Ka Akhriso Liiska Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Hargeysa Ee Caawa Komishanku Ku Dhawaaqay

Halkan Ka Akhriso Liiska Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Hargeysa Ee Caawa Komishanku Ku Dhawaaqay
Liiska Xildhibaanadda cusub ee Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa ayaa u............

Hargeysa (GNS) - Waxaanu halkan idinku soo gudbinaynaa Liiska Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa ee Komishanka Doorashooyinka Qaranku Caawa ku dhawaaqay. 

Liiska Xildhibaanadda cusub ee Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa ayaa u dhignaa sidan:- 


Umadda 

1. Axmed Cali Haybe Nuur 
2. Khaalid Cabdi Cawad Abyan 
3. Musatafe Cismaan Daahir 


UCID 

1. Maxamed Aw Aadan Warax 
2. Khadar Ibaraahim Axmed 
3. Cabdicasiis Maxamed Xaashi Maxamed 
4. Maxamed Cabdi Aadan Yuusuf 


Kulmiye 

1. Hanad Xaashi Axmed 
2. Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Saltelco) 
3. Cismaan Xasan Faarax (Waxar) 
4. Eng. Yuusuf Warsame aciid. 
5. Axmed Siyaad Muxumed 
6. Axmed Daahir Axmed 
7. Cabdi Cali Yuusuf 

Dalsan 

1. Cabdicasiis Aadan Habane (Sisto) 
2. Fa’aad Saxardiid Caabi 

Rays. 

1. Khadar Xuseen Cali (Bohosha) 

Waddani 

1. Maxamed Warsame Caalin 
2. Cabdiqani Yuusuf Cabdilaahi 
3. Cabdilahi Aadan Cali 
4. Cabdirisaaq Faarax Xasan 

Xaqsoor 

1. Saleebaan Daahri Cabdilaahi (Dogax) 
2. Cabdilaahi Aw Aadan Maxamuud 
3. Cabdilaahi Saciid Faarax 
4. Deeq Ducaale Cismaan. 


Gabiley News Desk 
Hargeysa
http://samotalis.blogspot.com/

No comments: