06 December, 2012

Natiijada Rasmiga ee Codadkii Ansaxay Hargeysa iyo Sidii Axsaabtu Kuraasta u kala heleen


Natiijada Rasmiga ee Codadkii Ansaxay Hargeysa iyo Sidii Axsaabtu Kuraasta u kala heleen


Natiijada Rasmiga ee Codadkii Ansaxay Hargeysa iyo Sidii Axsaabtu Kuraasta u kala heleen

Hargeisa-Waxaa goor dhaweyd Komishinka Doorashooyinku soo gebegebeeyeen tirintii,sixidii iyo hubintii codadkii Hargeysa ,Waxayna si rasmi aha ugu dhawaaqeen natiijadii rasmiga ahayd ee doorashadii golayaasha degaanka Hargeysa iyo sida Axsaabtu u kala nasiib qaadeen.

Hargeisa oo kuraasta Axsaabtu ku tartantaa tahay 25 Kursi ayaa look ala helay sidatan:-

1-Kaalinta koowaad Xisbiga Kulmiye oo helay 7 Kursi

2-Kaalinta Labaad Xisbiga Ucid oo helay cod 4 kursi

3-Kaalinta sadexaad Ururka Wadani oo Helay 4 Kursi

4-Kaalinta Afraadna Ururka Xaqsoor oo helay 4 Kursi

5-Kaalinta Shanaadna ururka Umadda oo helay 3 Kursi

6-Kaalinta Lixaadna Ururka Dalsan oo helay 2 kursi

7-kaalinta Todobaadna ururka Rays oo helay 1 kursi
http://samotalis.blogspot.com/

No comments: