Hargeisa: Askari lagu xukumay dil toogasho ah iyo denbiga lagu helay
Hargeisa- Maxkamada ciidamada Qaranka Somaliland ayaa maanta fadhi ay yeelatay xukun dil toogasho ah ku riday Gacan-ku dhiigle Xasan Yaasiin Muuse oo da'diisa lagu sheegay 43jir,ahna askari ka tirsanaa Ciidanka Qaranka Somaliland ee fadhigoodu yahay Degaanka Qoor lugud.
Xasan Yassiin ayaa lagu eedeeyay ,laguna helay inuu toogasho ku dilay 4tii Novenbar 2012ka Askari ay ka wada tirsanaayeen Ciidanka Qaranka ee Jiida hore ee Qoor-lugud oo ay isku Guuto ka tirsanayeen magaciisana la odhan jiray Saciid Diiriye Aare.Goobta dilku ka dhacay ayaa naloogu sheegay xero ciidan oo ku taala magaalada Qoor-lugud
|
RESOURCE CENTRE OF DEMOCRACY, GOOD GOVERNANCE,TRANSPARENCY,ACCOUNTABILITY,AND HUMAN RIGHTS FOR EMERGING DEMOCRACIES IN THE HORN OF AFRICA AND THE MIDDLE EAST. THE BLOG IS TRI-LINGUAL: ENGLISH, SOMALI AND ARABIC. There is no democracy without effective opposition. And there is no effective opposition without free and independent media. CONTACT: samotalis@gmail.com
14 November, 2012
Hargeisa: Askari lagu xukumay dil toogasho ah
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment