27 August, 2012

AGAASIMIHII WARGAYSKA DOWLADDA EE DAWAN MEDIA GROUP OO KA HADLAY XILKA QAADISTIISA KANNA GAABSADAY SOO CELINTA RADIO HORYAAL.

AGAASIMIHII WARGAYSKA DOWLADDA EE DAWAN MEDIA GROUP OO KA HADLAY XILKA QAADISTIISA KANNA GAABSADAY SOO CELINTA RADIO HORYAAL.




Hargeysa(CNN)-Agaasimihii Wargayska Dowladda ee Dawan Media Group Maxamed Cismaan Mirre Sayid ayaa oo goordhawayd

u waramayay caynabanews ayaa ka xilka qaadistiisa waxaanna uu sheegay inay arrintani tahay sunaha dowladnimo

Agaasimihii Hore ee Wargayska Dawan Media Group waxa uu ka gaabsaday inuu ka hadlo soo celinta iyo dib u hawlgalintii Idaacaddii Radio Horyaal Taasi oo uu hore uga ahaanjiray tiirarkii ugu muhiimsanaa ee lagu yaqaanay.

Agaasimihii Hore ee Wargeyska waxa uu sheegay in aanu waxba kala socon xilka Qaadistiiisa waxaanna uu sheegay inuu “ anigu inan shaqaale ahbaan ahaayoo madaxdiisii xilka ka qaaday waana sunaha dowladdnimo in xilku meerto noqdo” ayuu yidhi agaasimihii Hore ee Wargayska Dawan oo Waraysi Khaasa siiyay Caynabanews.com.

Agaasimaha Wargeyska Dawan waxa uu sheegay in aanu waxba kala socon wararka sheegaya in wargeyska Dawan oo laga wareejiyay Madbacadda Qaranka Somaliland ay sabab u ahayd Xilka Qaadistiisa waxaanna uu sheegay in arrinta sababaha xilka looga Qaaday La waydiin Karo Wasiirka Warfaafinta Somaliland .

Balse warar Xog ogaal ah ayaa sheegaya in Mudane Maxamed Cismaan Mirre Sayid ay horeba ugu Qorshaysnayd inuu iska Casilo xilkaasi isla Markaasna dib u furto idaacaddii Radio Horyaal oo ilaa wakhtigan la joogo sidda la sheegay gacanta ugu jirta Agaasimihii Hore ee wargayska Dawan Media Group

Saleban sahal Jamac

salosahal@hotmail.com

Caynabanews.com




http://samotalis.blogspot.com/

No comments: