28 April, 2012

Ogaysiis:Shirweynaha WAXQABAD ee Beesha Sacad Muse

Ogaysiis:Shirweynaha WAXQABAD ee Beesha Sacad Muse

Waxa la ogaysiinayaa dhamaan xubnaha Beesha Sacad Muse ee degan U.K. in ay ka soo qaybgalaan shirkii labaad ee waxqabad

Ogeysiis 

Shirweynaha WAXQABAD ee Beesha Sacad Muse 

Waxa la ogaysiinayaa dhamaan xubnaha Beesha Sacad Muse ee degan U.K. in ay ka soo qaybgalaan shirkii labaad ee waxqabad ee Beesha Sacad Muse oo la qabanayo maalinta Sabtida 5th May 2012, Sacaad: 14:00 ilaa 19:00. 


Goobtu waa: Byron Hall Harrow Leisure Centre 
Christchurch Avenue 
HA3 5BD 
Harrow 
London 

Fadlan wixii faahfaahin ah la so xidhiidh tel: 
07535406959 ama 07949077061 


No comments: