30 August, 2008


Madaxda Baanka Jumhuuriyadda Somaliland waxa ay soo xawileen, Markii ugu horeeysay lacag dhan US $ 10.000 doolar. Taas oo ahaayd labadii bilood ee u horeysay. Waxaana si caadi ah hadana loogu soo dirayay bil walba. Laakiin maxaa dhacay? Been abuur iyo xafiis wakiil JSL oo aan jirin Dalka Norwey.! By: M Abdi Faran

No comments: