28 February, 2016

DHAMBAAL TACSI AH OO OO UU DIRAAYO MUSTASHAAR AXMED CARWO, GEERIDA MARXUUM MAXAMED CABDIRAXMAAN GADHYARE



L-taliayaha Madaxweynaha JSL Mustashar Axmed Carwo  waxa uu tacsi u  dirayaa Qoyskii, Qaraabadii, Eheladii, Asxaabtii  uu ka baxay 
MARXUUM MAXAMED CABDIRAXMAAN GADHYARE
 oo maanta 28/02/2016 ku geeriyooday Hargeysa.  Waxaan si gaar aha u tacsiyadeynayaa  tafiirtiisa iyo qoyska weyne ee reer Cabdiraxmaan Gadhyare

Marxuumku wuxuu ahaa Ganacsade, Siyaasi madaxbanaan oo si geesinimo ah fikirkiisa u cabira.

La-taliyaha Madaxweynuhu waxa uu marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistiisa janatu fardawsa ka waraabiyo. Qoyskii, Qaraabadii, Eheladii, Asxaabtii iyo guud ahaan  gobalka Maroodi jeex ee uu ka soo jeeday, inuu Alle waafajiyo  samir iyo duco.

Ahmed Hassan Arwo
0044 7535447230
Sent from my iPhone 

http://samotalis.blogspot.com/



http://samotalis.blogspot.com/

No comments: