06 February, 2016

DHAMBAAL TACSI AH OO OO UU DIRAAYO MUSTASHAAR AXMED CARWO, GEERIDA MARXUUM AMBASADOOR CABDILLAAHI SICIID

DHAMBAAL TACSI AH OO OO UU DIRAAYO MUSTASHAAR AXMED CARWO, GEERIDA MARXUUM AMBASADOOR CABDILLAAHI SICIID

L-taliayaha Madaxweynaha JSL Mustashar Axmed Carwo Isagoo ku hadlaaya magaciisa iyo ka xaaskiisa Amal Cumar Carte iyo ka reer Cabdi Carwo waxa uu tacsi u  dirayaa Qoyskii, Qaraabadii, Eheladii, Asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Marxuum Ambassador Cabdillaahi Siciid Cismaan oo Jimcihii hore ku geeriyooday laguna aasay gobolka Virginia. Waxaan si gaar aha u tacsiyadeynayaa  Marwadiisa Khadra Muhumad Rodol. reer Siciid Cismaan, iyo reer Carte Qaalib.

Marxuumku wuxuu ku dhashay magaalada Berbera wuxuuna ahaa safiirkii Geneva iyo UN-ta u fadhiyey Xukuumaddii Dalkii Burburay ee la isku odhan jiray Soomaaliya.

La-taliyaha Madaxweynuhu waxa uu marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii janatu fardawsa ka waraabiyo Qoyskii, Qaraabadii, Eheladii, Asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland iyo ehelkiisa daafaha dunida kala jooga gaar ahaan inta badan ee ku nool Deegaanka Soomalida ee Itoobiya, ee uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Ahmed Arwo
0044 7535447230
Sent from my iPhone 

http://samotalis.blogspot.com/

No comments: