- Jason deBruyn
- Staff Writer -Triangle Business Journal
- Email | Twitter
Jason deBruyn covers the biopharmaceutical and health care industries. Follow him on Twitter @TriBizHealth or @jasondebruyn.
RESOURCE CENTRE OF DEMOCRACY, GOOD GOVERNANCE,TRANSPARENCY,ACCOUNTABILITY,AND HUMAN RIGHTS FOR EMERGING DEMOCRACIES IN THE HORN OF AFRICA AND THE MIDDLE EAST. THE BLOG IS TRI-LINGUAL: ENGLISH, SOMALI AND ARABIC. There is no democracy without effective opposition. And there is no effective opposition without free and independent media. CONTACT: samotalis@gmail.com
Jason deBruyn covers the biopharmaceutical and health care industries. Follow him on Twitter @TriBizHealth or @jasondebruyn.
AARON MATÉ: We’re at the corner of Penn and North, just a few blocks from where Freddie Gray was [arrested]. It’s one day after the uprisings left a trail of damage and a few dozen arrests. We’re here on the front line of the protest zone. There’s a large police contingent here. Behind them, some armored trucks and other vehicles. In front of the police, though, there’s another line of residents who are standing guard, and we’re going to talk to some of the people who are here.


![]()
![]()
Dear Ahmed,
At the heart of our manifesto is a simple proposition: we are the party of working people, offering you security at every stage of your life.
If you're looking for training or a good job; if you want to buy your own home; if you're raising a family and need help with childcare or a great school place; if you fall ill and need to rely on our NHS; if you are reaching retirement and want real security - we are there for you.
These past five years have been a critical period for our country.
Together, with the hard work of the British people, we have rescued our economy, created record numbers of jobs, and put Britain back on her feet.
But the next five years are much, much more important.
We are on the brink of something special. And our manifesto sets out how we will make this a country where those who work hard and do the right thing can enjoy a good life:
We have come this far together. Let's not waste the past five years and let Labour drag us back to square one - instead, let's build on the progress we have made.
- The personal tax-free allowance raised to £12,500
- No 40p tax until you're earning £50,000
- The family home taken out of Inheritance Tax
- £8 billion more a year for our NHS - so it's there for your family, 7 days a week
- Rail fares frozen for five years
- Welfare controlled to reward work
- Multinationals pursued so they pay their tax
- The Right to Buy extended to 1.3 million extra families
- 30 hours of free childcare a week for working families with 3 and 4 year-olds
- Everyone earning the Minimum Wage lifted out of income tax altogether
So volunteer to help our campaign today - and together, we can finish what we've begun and build a brighter, more secure future for your family and our country.
Thank you,
David Cameron
If you are having trouble reading this email, click here to view it in your web browser
If you don't want to receive any more messages from David Cameron and the Conservatives, click here to unsubscribe
Promoted by Alan Mabbutt on behalf of the Conservative Party, both at 4 Matthew Parker Street, London, SW1H 9HQ
Dhawaqayagu wuu is gaadhayaa dhegtuna way ka bogan kartaa hadalka kolba kaayaga hadlaa leeyahay. Ma naqaanno! Waa oday. Go' buu ku hillaaban yahay waanu daymo iyo qooraansi badan yahay. Waddada ayuu daawanayaa dhinacna tusbax buu ka rogayaa. Wuxuse u muuqdaa qof maankiisu aanu la socon faraha tusbixiisa rogaya. Wuu faraxsan yahay oo dhibi kama muuqato. Waanu ka baallayna laakiin nooma dhaxayso masaafo badani. Tolow waa kuma ninkani ayaanu is waydiinay. Dareenkaas se kuma aannu sii hawshoon aniga iyo saaxiibkaygii ila fadhiyay oo waxa noo qulqulaya qubanayaal warar, is xaal waraysi iyo waayo-aragnimo wadaag ah. Waa jawi deggan oo sheeko ku habboon iyo habeen dhaxan iyo dabayl, siigo iyo sawxan midna aan lahayn.
Sheekadayadii ayaa dhegaha kaga duushay oo uu maqal jeclaystay. Wuxuu yidhi "ma idinla soo fadhiisan karaa?" ka hor inta aanu nagula bohoobin sheekada. Waanu ogollaanay daqiiqado kadibna wuxu soo bandhigay midhadh ka mida sheekadayadii intii dhagihiisu weeleeyeen, isagoo leh "waxa aad ka hadasheen arrimo badan oo dalka ka jira oo dadka u dan ah, waxaanan idiin arkay inaad tihiin dad la yaab leh oo fikir iyo arrin wadaagaya, isna dhagaysanaya oo ka duwan in badan oo dhallinta da'diina ah".
Isaga oo isku kaaya sheegaya ayuu yidhi, waxaan ahay " beeso". Beeso marka ay daasho ee ay duugowdo waxa qaata oo kaliya bangigii ay kasoo baxday. Anna sida beesadaas oo kale ayaan ku soo xerooday waddankayga markaan dibad iyo hawl ka soo daalay. Waxan kasoo shaqeeyay xilalna kasoo qabtay jaamacado, bangiyo iyo hay' ado caalami ah iyo kuwo dalka ka dhisanba.
Waxa uu sheekada noola wadaagay si kal iyo laab ah annaga oo falanqaynay arrimo door ah. Dooddiisa waxa igaga duxay tusaaleyaal cajiib ah iyo su' aalo. Wuxuu yidhi "haddii qof ku sharfo, ku siiyo hanti iyo maamuus, ma ugu abaal gudi lahayd xatooyo iyo khiyaamo? Ka waran haddii gabadha guriga idiinka shaqaysaa ay cuntada sagsaagto oo ay badh leexsato hantida guriga? Waxa arrimahan la mida qofka dawladda u shaqeeya ee sharaf iyo magac, milgo iyo hanti ku helay xilka ee haddana ka badsaday intiisii, intii dadwaynahana u dhaafay oo khiyaamo ku dhaawacay qaranka.
Waxa uu sheegay in islaanta yar ee suuqa dahabka, lacagta, ama khudaarta dul fadhida aanay cidi u dhawaan oo la yidhaa waa reer hebel. Waxa qof kugu aaminana waynu iska dhawrnaa. Laakiin maxaa loo ilaalin waayay xil iyo xoolo ummad dhami kugu aamintay. Maxaa keenay in madaxdu nolol sare ku naalooto oo hantida ay ku takri falaan iyaga oo dadkoodii ay dhulka yaalaan oo ay bariinsatay baahidu? Sidee bay ku dhacday waddo dadka aan loo ogolayn oo ka xidhan inuu nin dawlad u shaqeeyaa aayar iska maro ? Dadku haddaanay isla-xisaabtan aqoon oo aanay xalaasha danayn, xitaa hadday iyagu wax dhaqdaan, mustaqbalka inta kale ee ubadkoodu ka mid yahay ayay rajada ka laalaan. Lama arag dal ku caano maalay sidan.
Waannu sii waraysanay. Sidii caadada ahayd ee maqaaxi iyo rag lagu yaqaanayna falanqayntii siyaasadda ayaanu sii wadnay, shaahiina waanu labaysanay. Wuxu yidhi "waxaan ka naxay beerka markii aan maqlay aniga oo dabadda ku maqan samaynta axsaabta waqtigii Cigaal. Waxaan arkaayay inaan loo bislayn diyaarna loo ahayn axsaab oo sidii markii gumaystuhu inaga tagay laga dhaxlayo wax qabiil ka daran qaranna hodi kara.
Ninkani waxa uu aaminsanaa in qabiilkii ha laga tago la yidhi ee xisbiga lagu badali rabay uu ahaa laab-la-kac annana waanu ku taageernay. Qabiilna lama tiri karo in si fiican oo caddaalad iyo xaqqa loogu tashado mooyee. Wixii la qarsado ee la dafiro ayaa xune, Allaa inaga dhigay qabiil qaranna waa danteena. Laakiin waa in mar walba danta qaranku mudnaanta ka leedahay ta qabiilka iyo qofkaba. Taasi maaha dhabta waddanka taalla oo qarankan qabiilbuu u raran yahay, dawladnimo eedday qabiilka oo dadwaynaha ayaa ku dhib qaba. Dadkana in baa nool oo hanatay raaxada badankuna way liitaan. Qabiil waa gaadiid gardarada loo fuulo. Axsaabtiina shookaanta ayay qabsadeen oo reero iyo beelo iyo xero u xidhan dad gaar ah weeye. Dawladdiina habkaasaa lagu bineeyay. Dibusocod mooyee manay dhalin in la qaado tallaabo hor leh.
Odaygu waayo-aragsanaa. Wuxu intaa ku sii daray in siyaasiga maanta taagan uu yahay nin isaggu tiisa u galay tu kalana uma daneeyo. Doorasho kasta oo timina waxay horseeday inay doc kale innaga furuurto, dadka kala kaxayso, oo dhaqaale-burbur horseedo. Fartaa lagu qabtaa wadnaha hadday doorasho timaado . Xisbigii hadla iyo siyaasiga war sheegaana waxa ka soo yeedha xajiin, xagxagasho iyo xishood li'i. Haatana waxa ina hor yaala habka qaran iyo qabiil la isu qabadsiinayo. Maaha inaynu soo guurino hab u shaqeeyay dad aan inala duruuf ahayn. Mana aha ujeeddadu doorosho hala galo oo qudha inaynu u xamaan qaadano. Waa in wax laga bedelo nidaamyada la soo dhoofiyo, danteena iyo duruufahana lagu sar gooyo oo garaadka iyo dhaqanka muwaadinimadu salka u tahayna inoo hagaan.
"Qiimo ma leh maanka qabiilku afduubay, qiraal iyo soo furashuu rabaa, qufulkana waxa lagaga jabin karaa, qaran adag iyo qofnimo."
Ugu dambayn waxa aanu uga gudubnay talada ah dawlad wanaag wixii lagu heli lahaa. Wuxuu yidhi waxa mudan in saddex dhadhaar laga unko dawladnimo:1) Hoggaan xirfad leh oo himilo fog, hagar la' aan iyo daacadnimona dadka ugu hawlgala. 2) Hay' ado dawli ah oo la awoodeeyay kuna shaqeeya madax bannaani, isla xisaabtan 3) Siyaasado, shuruuc iyo habdhaqan dawladeed oo baahiyaha dadka ka jawaaba kuna qotoma karaankeena iyo hadafkeena. Intaasna waxa ugusii mudanoo inta kalaba keeni kara maamul iyo hoggaan tayo leh.
siciidmd@gmail.comb

By NATION REPORTER