17 January, 2015

LA-TALIYAHA DHAQAALAHA EE MADAXWEYNHA OO TACSI U DIRAAYA EHELKA MARXUUM MAXAMED AXMED KULUC

Tacsida: Marxum Maxamed Axmed Kuluc 


La-taliyaha Dhaqaalaha ee Madaxweynha Mudane Axmed Xasan Carwo, waxa uu tacsi u dirayaa tafiirta, ehelka, qaraabada iyo asxaabta Maruum Maxamed Axmed Kuluc gaar ahaan iyo guud ahaan ummadda Soomaliyeed.

Marxuumka oo maanta 17/01.2015 lagu aasay Hargeysa, waxuu ahaa nin muddo dheer ku soo jiray taariikhda dhaqanka ee Soomali guud ahaan, gaar ahaana tan Somaliland. 

La-taliyahu waxa uu  Marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo,  Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga reer Somaliland iyo Soomaliba guud ahaan ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan iyo ducada marxuumka uu waafajiyo  


http://samotalis.blogspot.com/

No comments: